• Xeerka
  • Nagu Saabsan
  • Xayaysiis
  • Nala Soo Xidhiidh
Monday, June 2, 2025
  • Gelid
  • Register
Warbaahinta Golejoog
  • Bogga Hore
  • Warar
    • Giddi
    • Wararka Carro-edeg
    • Wararka Dalka
    • Wararka Khaatumo
    HAGARDAAMADA SIYAASADEED EE PL KU HAYSO KH

    HAGARDAAMADA SIYAASADEED EE PL KU HAYSO KH

    Xidhiidhka ka dhexeeya Goosatada Soomaalilaan iyo argagixisada Alshabaab.

    Xidhiidhka ka dhexeeya Goosatada Soomaalilaan iyo argagixisada Alshabaab.

    Hargeysa oo La Daalaa-dhacaysa Xanuunka HIV Iyada oo horay Ula Silcaysay Xanuunka Gooni-u-goosadka.

    Hargeysa oo La Daalaa-dhacaysa Xanuunka HIV Iyada oo horay Ula Silcaysay Xanuunka Gooni-u-goosadka.

    WFP MAAMULKA SSC-KHAATUMO

    “4 Qodob ay WFP ugu Gaftay Maamulka SSC-Khaatumo”

  • Ganacsi
  • Af & Dhaqan
  • Ciyaaraha
  • Qubanaha
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xidhiidh
Ma jirto wax natiijahi
Eeg Dhammaan Natiijooyinka

Ciyaar Ku dhex martay Garoonka Cabdi Bile xulalka ka kala socda D.Taleex iyo D.Laascaanood

November 23, 2024
Ciyaaraha

Waxaa galabta garoonka weyn ee Cabdi Bile Cabdi ee magaalada Laascaanood ka dhacday ciyaartii labaad ee tartanka koobka degmooyinka ee maamulka SSC-Khaatumo, taas oo ay isku haleeleen kooxaha matalaya Degmooyinka Laascaanood iyo Taleex.

Ciyaarta oo ahayd mid aad u xiiso badan ayaa kusoo dhammaatay barbaro goolal la’aan ah (0-0), iyadoo labada kooxood ay muujiyeen xirfad wanaagsan, hase yeeshee aysan midkoodna helin fursad ay gool ku dhaliyaan.

Kulankan wuxuu qeyb ka ahaa heerka guruubyada ee tartanka, waxaana la arkayay taageerayaal badan oo labada degmo ka kala socday oo si weyn u dhiirrigelinayay kooxahooda. Tani waxay ahayd ciyaartii labaad ee tartanka, iyadoo uu si wanaagsan u socdo isdhexgalka dhalinyarada iyo horumarinta ciyaaraha maamulka SSC-Khaatumo.

Kulamada soo socda ayaa la filayaa in xiiso iyo tartan dheeri ah lagu arko, maadaama koox walba ay u dagaallamayaan hanashada koobkan muhiimka ah.

ShareTweet
Boggii Hore

CEERIGAABO WAA AY CURANAYSAA!

Bogga Xiga

Warbixin: Khatar Dhab ah oo Ku saabsan Dagaalka Saddexaad ee Adduunka

Related Posts

HAGARDAAMADA PUNTLAND.
Ciyaaraha

HAGARDAAMADA PUNTLAND.

December 9, 2024
CIYAARTOOYADA SSCKH MA KA QAYB GELI DOONAAN KOOBKA PL?
Ciyaaraha

CIYAARTOOYADA SSCKH MA KA QAYB GELI DOONAAN KOOBKA PL?

December 7, 2024
Koobka degmooyinka SSCKH: Afar dhammaad.
Ciyaaraha

Koobka degmooyinka SSCKH: Afar dhammaad.

December 3, 2024
Bogga Xiga
Warbixin: Khatar Dhab ah oo Ku saabsan Dagaalka Saddexaad ee Adduunka

Warbixin: Khatar Dhab ah oo Ku saabsan Dagaalka Saddexaad ee Adduunka

UGU CAANSAN

  • SSC-Khaatumo

    Maxa ku qoran waraaqda kasoo baxday WFP ee ku Saabsan SSC-Khaatumo?

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Dhalinyaradii Buuhoodle aaway?

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Waa Maxay Colaad Sokeeye?

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • BAROORDIIQDA GOOSATADA.

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • “4 Qodob ay WFP ugu Gaftay Maamulka SSC-Khaatumo”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0

ARAGTIYO

Dhalinyaradii Buuhoodle aaway?

Dhalinyaradii Buuhoodle aaway?

November 27, 2024
0

Buuhoodle laga soo bilaabo lixdamaadkii dawladdii rayidka ahayd illaa maanta oo carriga laga hirgeliyey maamul goboleed gaar ah oo dadka...

Waa Maxay Colaad Sokeeye?

Waa Maxay Colaad Sokeeye?

November 27, 2024
0

Waa Maxay Colaad Sokeeye? Mooge Umal(Abriil 17. 2024) Soomaalidu weli dawgii badbaadada ma ay hayso oo qar bay doonaysaa in...

BAROORDIIQDA GOOSATADA.

BAROORDIIQDA GOOSATADA.

November 27, 2024
0

Caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa lagu qabtay kulan Baroordiiq ah oo loo samaynayo laguna waynaynayo Axmed Siilaanyo. Kulanka waxa ka...

Cirro waxba kama beddeli doono colaadda SSCKH iyo Sl

MURAAYADDA WAAYAHA: Hormada 1aad.

November 26, 2024
0

Cirro waxba kama beddeli doono colaadda SSC-khaatumo iyo Somaliland. Cirro ayaa Muuse baddelay, Muusena Siilaanyuu tare xigay, halka Siilaanyona uu...

Isimadu maxay rabaan?

Isimadu maxay rabaan?

November 24, 2024
0

Isimada dhaqanka SSC-KHAATUMO.

NALA SOCO

LAGUGULA TALIYAY

Sharma Boy oo ka hadlay sababta uu dib ugu soo noqday fanka

November 1, 2024
SSC-Khaatumo halkee bay ka arimisaa, suurtagalse ma tahay inay maamul goboleed noqoto?

SSC-Khaatumo halkee bay ka arimisaa, suurtagalse ma tahay inay maamul goboleed noqoto?

November 1, 2024
Waa Maxay Colaad Sokeeye?

Waa Maxay Colaad Sokeeye?

November 27, 2024
Dhalinyaradii Buuhoodle aaway?

Dhalinyaradii Buuhoodle aaway?

November 27, 2024
SSC-Khaatumo

Maxa ku qoran waraaqda kasoo baxday WFP ee ku Saabsan SSC-Khaatumo?

November 29, 2024

SAQDADHEXE!

December 17, 2024
Warbaahinta Golejoog

© 2024 Golejoog.

WARBAAHINTA GOLEJOOG

  • Xeerka
  • Nagu Saabsan
  • Xayaysiis
  • Nala Soo Xidhiidh

NALA SOCO

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password? Sign Up

Create New Account!

Fill the forms bellow to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
Ma jirto wax natiijahi
Eeg Dhammaan Natiijooyinka
  • Bogga Hore
  • Warar
  • Ganacsi
  • Af & Dhaqan
  • Ciyaaraha
  • Qubanaha
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xidhiidh
  • Gelid
  • Sign Up
EN

© 2024 Golejoog.